Mudnaanta bulshada ayaa hagta shaqadeenna horumarinta iyo bani’aadannimada ee Soomaaliya.

Ujeeddada guud ee horumarinta KACDO waa in la xoojiyo awoodda bulshooyinka la beegsanayo si ay uga jawaabaan dhibaatooyinkooda dhaqaale, bulsho iyo deegaan, loona gaaro horumar bulsho oo waara.
Eeg barnaamijyada KACDO ama la xiriir kooxdayada si aan uga wada hadalno iskaashi.